ARDAYKAB HOME TEACHER SCHOOL ONLINE

قال الله تعالى: ﴿ إِنَّ هَـٰذَا الْقُرْآنَ يَهْدِي لِلَّتِي هِيَ أَقْوَمُ وَيُبَشِّرُ الْمُؤْمِنِينَ الَّذِينَ يَعْمَلُونَ الصَّالِحَاتِ أَنَّ لَهُمْ أَجْرًا كَبِيرًا ﴿٩﴾

 

ASLAAMU CALAYKUM.

 

OGEYSIIS MUHIIM AH !    

Dhamaan ummada soomaaliyeed Gaar ahaan Yurub, Ameerika Iyo Ustereeliya , Meelkasta aad dunida  ka joogtaan .  Machadka Online-ka Ee Ardaykab Home Teacher School Online Waa Malcaamad Onlne-ah ,Oo adigoo Gurigaa Jooga aad  Quraanka Kariimka ah ,Culuunta Diiniga ah, Luuqadaha iyo Maadooyinka kale  . Aad ka Baran  kartid  si aan ka Dhicin ama la Mid ah Malcaamaddii aad Tooska u Tagi jirtay.Waana Malcalin hortaada soo fadhiisan doona.

Duruustaasi waxaa dhigaaya Macallimiin soomaaliyeed  oo Aqoon u leh Duruusta ay dhigayaan. 

Gurigaaga ,shaqadaada ama Xafiiskaaga dhexdiisa ayaad ku helaysaa Malcaamad online ah. 

 shuruudaha ardayga laga rabo:

  • inuu computer  iyo earphone haysto.
  • inuu internet haysto .
  • inuu leeyahay Skype ama wax u dhigma
  • Qof aan aqoonin   skype-ka  ama  aan isticmaalin  waxaa loo samaynaa skype diyaarsan si sahlan ugu shaqayn doona insha  Allah 
  • inuu ilaaliyo wakhtiga , casharkii loo dirayna soo diyaariyo.

Duruusta Lagu Dhiganayaa Waa Sidan:

  •        Quraanka Kariimka ah Iyo Tajwiidkiisa
  •         Axaadiista Rasuulka ( SCW)
  •       Siiradda Rasuulka (SCW)
  •         Tawxiidka Iyo Tafsiirka Quraanka
  •       Higaadda ,Yeedhiska Iyo Khadka Carabiga
  •        Luuqada Carabiga
  •        Luuqada Soomaliga
  •         Luuqada Ingiriisiga

 

Fadlan Formkan hoose  Buuxi .Waanu arkaynaa  Fariintaada , Waanu ku soo wacaynaa Insha Allah

 

Note: Please fill out the fields marked with an asterisk.

Ilaahay ha inaga dhigo dad Quraanka Xuruuftiisa iyo Xuduudiisa Fuliya oo Xifdiya